-
-
Translators: C/Qaadir sh.max,ed akhii
-
Author: Cabdulcasiis Xasan Yacquub
-
Translators: C/Qaadir sh.max,ed akhii
Naxwaha carabiga oo kooban waxaan ka turjumay kitaabka la yiraahdo "Xeerarka afka carabiga oo kooban" الموجز في قواعد اللغة العربية ee uu qoray Siciid Maxamed Axmed oo loo yaqaan "Siciid Al-Afgaani". Mana wada turjumin naxwahaasi ee waan soo koobay.